
"Waxaan luminay afar askari, shanna wayn naga dhaawacantay. Waxay ahayd bam jidka dhiniciisa la dhigay ujeedadiisana ahayd in la laayo ciidamada nabad ilaalinta" ayuu yiri Mr. Ankunda.
Weerarka ayaa dhacay maalin ka dib markii Adeegaha Tigreega C/Laahi Yusuf uu la kulmay MAdaxwaynaha Uganda Yoweri Museveni. Museveni oo markaas ku adacooday in wadamda afrikaanka ah aysan sugin inta nabadda laga sugaayo ee ay iyagu nabadda wax ka dhaliyaan. Museveni ayaa raaciyay waa in nabada Soomaaliya nafta loo huraa.




