
Mudaaharaad Balaraan oo ayaa subaxa Talaadaha ah 05/06/07 10:30am ilaa 1:00pm lagu qabanayaa ilinka hore ee wasaaradda arrimaha debeda Ingiriiska, halkaasoo ay ku shirayaan Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya.

Kooxda xiriirka Caalamiga ah ayaa ka koobaan wadamadda, Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Norway, Sweden, Tanzania, Gudoonka Midowga Yurub, iyadoo si korjooge ah ay uga soo qaybgalayaan Qaramada Midoobay, Jaamacada Carabta, IGAD iyo Midowga Afrika.
Codkaagu Saamayn ayuu leeyahay ee lasoo bax, u sheeg dunidda in aad Gumaysiga Itoobiya diidantahay, codkaaga ugu gargaar walaalahaaga gumaysiga ka dhiidhiyey.
NB: Horay u soo qaado calankaadda iyo sawiro muujinaya xasuuqii iyo Tacadigii Gumaysiga Itoobiya
Wixii faahfaahin ah kalsoo xariir M. Suldan 07939952197 ama A. Warsame 07951414019
Cinwaanku waa: King Charles Street, London SW1A 2AH
Buseska 3, 11, 12, 24, 53, 87, 88, 159, 453




