Wiil uu dhalay Xildhibaan C/laahi Geeddi shadoor oo Tigreegu Xireen

Mar 10, 2007
Waraka ka imaanaya magaalada muqdisha ayaa sheegaya in ciidamada Tigreega ah ee jooga muqdisha iyo kuwa somalida ah ee iyaga u adeegaa ay shalay xabsiga degmada kaaraan dhigeen laba wiil oo uu midna dhalay midna adeer u yahay Xildhibaan C/laahi geeddi shadoor.Xildhibaan shadoor oo ka mid ah xildhibaanada sida weyn u taageersan Tigreega ayaan in muddo ahba warkiisa la maqlin waxaana uu joogaa magaalada bay dhaboWiilasha la xiray ayaa lagu eedeeyey iney ka danbeeyeen weeraro lagu qaaday Tigreega kaaraan heysta, ehelada willashaas oo isku dayday iney xabsiga ku booqdaas ayaa handadaad iyo af lagaado waxaa u geystey dhalinyaro reer puntland ah oo saldhigga kaaraan ka howl gala sida uu sheegay mid ka mid ah ehelada reer shadoor.

Sirdoon NetWork
Our E-mail: sirdoon@gmail.com